Qof shacab ah oo goor dhow si bareer ah loogu dilay Magaalada Muqdisho

Dabley ku hubeysan bastoolado ayaa goor dhow toogasho ku dilay nin shacab ah, iyadoo falkan uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxaha dilka geystay ayaa baxsaday iyadoo meydka ninka la dilay uu goobta yaallay in muddo ah sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah. Ciidamada ammaanka dowlada Somalia ayaa goobta gaaray, waxayna halkaas … Continue reading Qof shacab ah oo goor dhow si bareer ah loogu dilay Magaalada Muqdisho